Iyadoo maalmahan la dhowrayay xukumadda uu soo dhiso Raisal wasare saacid ayaa ugu dambeyn gababta waxa aqalka madaxtootyada looga dhawaaqay golihi wasiirada ee in bandan la sugayay.
Tirada Wasiirada Cusub ayaa noqonaya tiradii ugu yarayd ee loo soo dhiso dowlada Soomaaliya.
Hadaba Hoos kala soco magacyada Wasiirada Cusub, jagoyinka loo dhibay iyo qabiilada ay kasoo jeedaan.
1-C/llaahi Abyan Nuur Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha diinta iyo awqaafta(Beesha Dir/Biyo maal)
2- Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada (Beesha Dir/isaaq)
3- C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Badda(Beesha Hawiye/Xawaadle)
4-Axmed Maxamuud Xasan Wasiirka Wasaarada Qanacsiga iyo Warshadaha iyo Maalgeshiga(Beesha Raxanweyn /Mirifle)
5- C/xakiin Xaaji Maxamuud Xaaji Fiqi Wasiirka Gaashaandhiga (Beesha Raxwayn/Digil)
6-C/llaahi Ciilmooge Xirsi Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta(Beesha Daarood,Ogaadeen)
7- C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka(Beesha Hawiye/H/gidir)
8- Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska(Beesha Shanaad / Jareerweyne)
9-Maxamuud Xasan Suleymaan Cawil Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta Qaranka(Daarood/Majeerteen)
10- Maryan Qaasim Wasiirkii Hormarinta adeega bulshada(Beesha Shanaad/Banaadiri)
- Ammaanka Magaalada Muqdisho oo si aad ah loo Adkeeyay iyadoo…….
- Xildhibaano gaaraya 44 xildhibaan oo u goostay Kismaayo kuna biiray shirka halkaas ka socda..
- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay furay shirweynaha qaran ee ka wada tashiga dib u habeynta Garsoorka dalka
- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay dalka
- Dowlada ingiriiska ayaa sheegtay shirka london uu bar bar socon doono shir maalgashiga somalia looga hadlayo.