Khilaafka u Dhaxeeya Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha oo Banaanka Yimid

Waxaa xilligaan muuqanaysa khilaaf xoogan oo ka dhex-taagan Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha dalka Khilaafkasi oo soo shaac baxay shalay subaxdii markii Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku dhawaaqay isku shaandheyn uu ku sameeyay Golaha Wasiirada Soomaaliya Qaarkood.

Read more...

Beel Soomaaliyeed oo dhaliishay habka dhismaha Maamulka Gobollada dhexe

Beesha Murusade oo ka mid ah beelaha wax ka daga gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa dhaliishay habka ay dowladda federaalka Soomaaliya u marayso dhismaha maamulka loo dhisayo gobollada Mudug iyo Galguduud.

Read more...

Dibadbax lagu Taageeray Ciidanka Jabuuti oo kadhacay B/Weyne

Dibadbaxan oo ahaa kii ugu ballaarnaa oo sannadihii ugu danbeeyay ka dhaca magaalada Beledweyne ayaa waxaa ka qeyb-gallay mas’uuliyiin maamulka gobolka Hiiraan,

Read more...

Socdaalkii madaxweynaha ee magaalada Beledweyn

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa gallinkii danbe ee maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Read more...

CIID WANAAGSAN ( CIID MUBAARAK )

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday caawa in berri oo Isniin ah ay tahay maalin ciid ah, kaddib markii bisha Shawaal laga arkay deegaanno ka tirsan Soomaaliya.

Read more...

Agaasimaha Xafiiska Nabadgalyada iyo Badbaada Ee Hargeysa Oo


Agaasimaha Xafiiska Nabadgalyada iyo Badbaada Caasimada Hargeysa Mr. C/qaadir Cumar Xaashi ayaa Madaxweynaha ku hambalyeeyey Aasaasida Ciidamada Dab-damiska Qaranka ee uu Madaxweynuhu Shalay ku dhawaaqay aasaasidooda

Read more...

Ciraaq: Khilaafa Islaamiya oo lagu Dhawaaqay

Kooxda Daacish (ISIL) ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Syria ayaa ku dhawaaqday inay asaaseen Khilaafadii Islaamka.

Hadalkan ayaa ku soo beegmaya iyada oo Milatariga Ciraaq aydagaalo culus kula jiraan kooxda mayalka adag ee Daacish, dagaalka ayaa ka

dhacay magaalada Tikriit.

Read more...

Muranka Heshiiska Maamulada K/Galbeed


Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu ku saabsanyahay heshiiska dhexeeya labada maamul

Read more...

Maalinta Qaxootiga Dunida oo la Xusayo


Hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR ayaa sheegtay in dad ka badan 51 milyan sannadkii hore si qasab ah loo barakiciyey ,
tiradaas oo noqoneysa tii ugu sareysey tan iyo dagaalkii Labaad ee Dunida.

 

Read more...

Somalia: UN agencies call for immediate action to curb measles outbreaks

Somalia: UN agencies call for immediate action to curb measles outbreaks!!!
Voicing deep concern that outbreaks of measles have left thousands of children in Somalia at risk of disability or

Read more...