Bangiyada Dalka Kenya oo qeyladhaan ka keenay Soomalida dalkaas ku noolaa oo lacagtii ugu badneed ebid kala baxay halkaas.
War uu baahiyey jornaalka ugu afka dheer dalka Kenya ee magaciisa la yiraahdo D:N ayaa qoray in Soomalida ku nool daka Kenya ee ganacsiga ku lahaa ay kala baxeen Bangiyada Dalaasi lacag dhan 19 Bilyan oo Usd ah iyagoona u xawishay dalka Emaardka Carabta bangiya ku yaalo
Joornaaka oo soo qadanaayo lacagtaas La baxday Soomalida oo intaa gareysa ay dareemeen banigiyada Kenya iyadoona lagu sheegay war bixinta in lacagta lala bxay Bangiyada ku keentay sicir barar lacag la aan ah taana waxay keentay in dowlada u dacwoodaan
ka bixinta Soomalida kala baxayaan ayaa timid kadib markii Soomalida daremeen cadaasi badan oo dhanka dowlada ah taana waxay keentay in Soomalida lacagta ku leh kala baxaan halkaasi
Xaalka Soomalida Kenya ku nool ayaa ah cirka madaama ciidamada koofiya casta lagu amray in ay Soomalida wax ka qabtaan kuwaa oo wadooyinka ku garaaco lacag xad dhaaf ah oo laaluush ahna ka qataan taana waxay keentay in Soomalida kala baxda lacagtood iyadoona walwalka ugu weyn xiligaana uu yahay doorashada wadanka oo dhawan dhaceys o iyadana laga cabsi qabo in ay ka dhacaan rabshado la mid ah tii hada ka hor dhacday ee dadka badan lagu laayey hanti badana lagu kala dhacay
Read also- Ammaanka Magaalada Muqdisho oo si aad ah loo Adkeeyay iyadoo…….
- Xildhibaano gaaraya 44 xildhibaan oo u goostay Kismaayo kuna biiray shirka halkaas ka socda..
- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay furay shirweynaha qaran ee ka wada tashiga dib u habeynta Garsoorka dalka
- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay dalka
- Dowlada ingiriiska ayaa sheegtay shirka london uu bar bar socon doono shir maalgashiga somalia looga hadlayo.